Walaalahey iyo asxaabteyda dartood waxaan leeyahay,
Nabadi ha idinla jirto.
(Sabuurrada 122: 8)
Ciise, saaxiib
ama YouTube
Ttaariikhda diineed ee bani-aadmiga waxaa ka buuxa ilaahyo aad uga fog sida quraanjada ay nooga fog tahay. Taasina waa waxa Ciise iyo farriinta Masiixiyiinta ka dhigaya kuwo aan caadi ahayn. Ilaah-ninku kuma yimaado hillaac iyo cabsi, laakiin jacayl iyo saaxiibtinimo. Haa, wuu na soo wacaa asxaabta:Continue reading